Hees Cusub Oo La Magac Baxday Dulmiye Oo Halbeegnews Ku Soo Bandhigayso Marxaladda Cakiran Ee Dalku Gallay Daawo Oo Dhegayso

Posted by on Apr 23rd, 2012 and filed under Audio & Video, Editorial, featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Hargeysa (Halbeegnews)– Shabakadda Caalamiga ah ee Halbeegnews ayaa idin soo gudbinaysa hees cusub oo la magac baxday Dulmiye, taasi oo ka turjumaysa dhacdooyinka adhax jabka iyo waji gabaxa ku ah qaranimadii iyo jiritaankii, wada noolaanshahii iyo midnimadii Somaliland ee Xukuumaddii Kulmiye (Dulmiye) ay sannadkii iyo sagaalkii bilood ee ay dalka ka talinaysay ku kacaysay.

Heesta midhaheeda waxaa ka mid ah:

Dulmi Doonow

Dulmi Diidan Aragne

Dulmi Diidow

Dulmi Doon Ha Isku Noqon

Daawasho Wacan nala dhegaysta


This post has been viewed 5140 times.

1 Response for “Hees Cusub Oo La Magac Baxday Dulmiye Oo Halbeegnews Ku Soo Bandhigayso Marxaladda Cakiran Ee Dalku Gallay Daawo Oo Dhegayso”

  1. Wadaniga Dhabta Ah says:

    HEESTAA BALDHUUXA

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright