Hargeysa (Halbeegnews)– Ciidamadda Booliiska ayaa dhulka jiiday Cabdiraxmaan Cabdiqaadir isla markaana si garba duub ah uga saaray xaruntii dhexe ee xisbiga KULMIYE, ka dib markii Guddoomiyaha golaha dhexe akhriyey qoraal ka yimid Muuse Biixi Cabdi, Daawasho Wacan:
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 2052 times.






