Hargeysa (Halbeegnews)–Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa loo akhriyay warbixin Miisaaniyad sannadeedka 2012 taas oo ay xukumada Somaliland usoo Gudbisay golaha wakiilada, warbixintaasina waxaa golaha hortiisa ka akhriyey Cali Mareexaan oo ka tirsan Guddida dhaqaalaha ee golaha Wakiiladda, Daawasho Wacan Warbixint:
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 39454 times.






