Somalida oo weli ku sii qulqulaysa South Afrika iyo xalayoo 2ba somali ah lagu khaarajiyey

Port elizapeth(Halbeegnews)19/03/2011 warbixintan waxaan ku eegaynaa bal soomaalida ku dhaqan dalkan South afrika, wadanka South Africa waxaa kunool somali tiro badan kuwaaso kule ganacsiyo kaladuwan qaar koodna si shakhsiya u shaqaysta, ganacsiga kaladuwan ee somalidu ku haysato wadanka S.africa ayaa soojitay dadyawga kala duwan ee ku nool wadanka waxyalaha ugubadan ee somalidu ka ganacsato ayaa ah tukamada cuntada iyo kuwa dharka.
dhanka kale caqabadaha ugu badan ee soowajaha somalida ayaa ah dilal joogta ah somali farabadan ayaa lagu dilay wadanka s.africa iyadooyna jirin cid loo dabagalo dilkii ugu danbeyay ayaa dhacay xalay oo tarikhdu ahayd 19/3/2011 halkaso lagu dilay 2muwadin oo somaliyed 1midkalena lagu dhawacay dilkaso kadhacay magalada xebta kutala ee port elizapeth labadan nin ee la dilay ayaa lakal odhan jiray alle naxariistiisii jano ha ka waraabiyee
Axmed xasan halka ka kalena la odhan jiray mustafe jibril
Iskusoo dudubo iyado wali uu socdo dilka iyo dhaca logaysto somalida hadana waxaa wali ku soqulqulaya s.africa somali tiro badan iyago somara jid dheer oo ay kala kulman dhibadan
Wixii warar ah ee ka soo kordha dillkii xalay dhacay iyo halaka uu ku danbeeyana waxaanu idinku soo gudbin doonaa waqtiyada soo socda
Khadar Abshir Baarud
xafiiska south Afrika ee Halbeegnews
port elizapeth south africa
Halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 2163 times.






