Deg Deg: Saddex Shaqaalaha Somtel Ka Mid Ahaa Oo Ku Geeryooday Birta Taawarada Oo La Soo Dhacday

Posted by on May 12th, 2014 and filed under today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

indexBer-Bera(HalbeegNews)-Sadex kamida shaqaalaha shirkada Somtel ayaa goor dhawaayd ku geeriyooday deegaanka Xabaalo Tumaalo oo udhaw magaalada Berbera.

Dhimashadan ayaa timid kabacdi markii shaqaalahan geeriyooday uu lasoo dhacay taawar ay saarnayeen.

Magacyada dadka geeriyooday ayaa kala ah :

1.      Marxuum Deeq Siciid Cismaan

2.      Marxuum Cabdiraxiin Maxamed Kaarshe

3.      Marxuum Axmed Nuur Cali

Sida uu ku sheegay gudoomiyaha shirkada Somtel  Mudane Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal dhambaal tacsi ah oo goor dhawayd la hadlay Warbaahinta.

Dhinaca kale gudoomiyaha shirkada Somtel  Mudane Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal ayaa tacsi udiray eheladii iyo qaraabadii ay kabaxeen sadexdaa  marxuum tacsida gudoomiyuhana waxay uqornayd sidan:

Tacsi Shirkadda Sometl Iyo Guud Ahaanba Dahab-Shiil Group

In-Naa Lillaahi Wa In-Naa Ilayhi Raajicuun


This post has been viewed 326 times.

Categories: today's top stories
Tags:

1 Response for “Deg Deg: Saddex Shaqaalaha Somtel Ka Mid Ahaa Oo Ku Geeryooday Birta Taawarada Oo La Soo Dhacday”

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

81 visitors online now
63 guests, 18 bots, 0 members
Max visitors today: 117 at 07:40 am UTC
This month: 127 at 09-01-2014 06:47 pm UTC
This year: 250 at 05-29-2014 09:50 pm UTC
All time: 625 at 10-21-2012 12:50 pm UTC
Onlined by Halbeegnews.com Copyright