Daawo Video: Siyaasiga Caanka Ah Ee Reer Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Oo Khashifay In Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Gaab Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Muqdisho Ay Ka Danbeeyeen Odayaasha Hawiye Ee Somaliland La Keenay Sababta Ku Tilmaamay Mashruuc Turkigu Maalgelinayo Oo Soomaaliweyn Lagu Raadinayo “Mar Alla Markay Lacag Maqlaan Ayaa Hungurigu Ka Soo Dhacaya”

Posted by on May 12th, 2014 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Isniin 12 May 2014 Hargeysa (HALBEEG)– Siyaasiga ruug cadaaga ah ee aanu jirin siyaasi lala bar bar dhigi karo oo taariikhda Somaliland soo maray hore iyo danbeetaba Eng. Maxamed Xaashi Cilmi (Daacad) ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa khashifay in wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xasan (Xirsi Gaab) iyo wasiirka amniga Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed ay mashruuc uu turkigu maalgelinayo ku qaateen in odayaasha dhaqanka ee beesha Hawiye Somaliland la keeno, isagoo sababtana ku tilmaamay inay tahay sawir ah in la tilmaamo inay odayaashaasi goboladii Soomaaliya soo mareen.

Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee Mudane Maxamed Xaashi Cilmi ilaahay cimriga ha ugu dheereeyo caafimad eh

Halbeegnews, Hargeysa

contact@halbeegnews.com


This post has been viewed 496 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

1 Response for “Daawo Video: Siyaasiga Caanka Ah Ee Reer Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Oo Khashifay In Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Gaab Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Muqdisho Ay Ka Danbeeyeen Odayaasha Hawiye Ee Somaliland La Keenay Sababta Ku Tilmaamay Mashruuc Turkigu Maalgelinayo Oo Soomaaliweyn Lagu Raadinayo “Mar Alla Markay Lacag Maqlaan Ayaa Hungurigu Ka Soo Dhacaya””

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

77 visitors online now
58 guests, 19 bots, 0 members
Max visitors today: 111 at 08:22 am UTC
This month: 149 at 08-18-2014 08:31 pm UTC
This year: 250 at 05-29-2014 09:50 pm UTC
All time: 625 at 10-21-2012 12:50 pm UTC
Onlined by Halbeegnews.com Copyright