Daawo Video Aan Hore Loo Arag: Dardaarankii Ugu Danbeeyey Ee Madaxweyne Maxamed Ibraahim Cigaal “Waxaan Idinka Dardaaraya Waxaa Loo Yaqaano Microphone Diplomacy Oo Ah Nidaamka Ugu Xun Dawladnimada”

Posted by on May 11th, 2014 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Axad 11 May 2014 Hargeysa (HALBEEG)– Daawadayaal/akhristayaal waxaanu idiin soo gudbinayna mid ka mid ah weedhahii ugu taariikhda badna ee maalmahii ugu danbeeyey noloshiisa uu madaxweynahii hore ee Somaliland alla naxariistii jannatul fardawsa ha ka waraabiye Maxamed Ibraahim Cigaal ku dar daaraayey shacabka iyo siyaasiyiinta Somaliland, waxaa weedhahiisa ka mid ahaa “waxaan idinka dar daaraya siyaasadda nooca loo yaqaano Microphone Diplomacy oo ah in si dhaadheer loo wada hadlo” waxaanu bar bar dhigi doona hadalkii uu dhawaan jeediyey madaxweyne Siilaanyo isagoo isticmaalaya wixii uu Madaxweyne Cigaal shacabka iyo siyaasiyiinta kala dar daarmaayey hoos ka daawo akhriste/daawade

Hoos Ka Daawo Hadalka Cigaal oo dhamaystiran guji hoos

Halbeegnews, Hargeysa

contact@halbeegnews.com


This post has been viewed 864 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

3 Responses for “Daawo Video Aan Hore Loo Arag: Dardaarankii Ugu Danbeeyey Ee Madaxweyne Maxamed Ibraahim Cigaal “Waxaan Idinka Dardaaraya Waxaa Loo Yaqaano Microphone Diplomacy Oo Ah Nidaamka Ugu Xun Dawladnimada””

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

36 visitors online now
20 guests, 16 bots, 0 members
Max visitors today: 49 at 12:51 am UTC
This month: 145 at 10-01-2014 01:15 pm UTC
This year: 250 at 05-29-2014 09:50 pm UTC
All time: 625 at 10-21-2012 12:50 pm UTC
Onlined by Halbeegnews.com Copyright