Codkaaga Dhiibo Muwaadin, Haddii Ay Musharaxnimada Xisbiga KULMIYE Ee Xilka Madaxtinimada Doorashada 2015 Ay U Tartamaan Afartani Hogaamiye Siilaanyo, Biixi, Yoonis Iyo Kaahin Yaad Codkaaga Siin Lahayd

Posted by on May 11th, 2014 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

u codee

Isniin 05 May 2014 Hargeysa (HALBEEG)– Akhristayaal anagoo todobaad kasta idiin soo gudbin doona ra’yi uruurin dhinaca siyaasadda Somaliland ku saabsan, ayaanu doonayna inaad ra’yigiina iyo taageeradiina muujisaan bal ciddaad codkiina ama taageeradiina u haysaan haddiiba afartani siyaasi ama hogaamiye u tartamaan xilka musharaxnimada doorashada madaxtooyada Somaliland ee sannadka 2015 gudaha xisbiga KULMIYE, xilkaasi oo la filayo in ugu yaraan afartani masuul ay hore midkoodba dhinac uu u muujiyey damaca uu ka qabo inuu isku sharaxo.

Afarta masuul waxay kala yahiin Madaxweynaha haatan ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi, wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga KULMIYE Mudane Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, hoos haddaba codkaaga ka dhiibo, adigoo gujinaya magaca siyaasiga aad codkaaga siinayso dabadeedna taabo halkay ku taallo vote.

Shuruudaha

1. Codku wuxuu soconaya muddo 10 Maalmood oo qudha ah

2. Fadlan ha codayn wax ka badan laba jeer

3. Dhammaanba hawl wadeenadda shabakadani HALBEEGNEWS looma ogola inay codkooda ku daraan

4. Barnaamijka codbixintu waa mid aad u heer sareeya waxaana uu aqoonsanaya IP addresska computerkaaga laba jeer wax ka badana ma codayn karaysid.

CODKAAGA DHIIBO AKHRISTE

u codee

Musharaxa KULMIYE
Yaad Codkaaga Siin Lahayd Ama Taageeradaada Siin Lahayd Haddii Ay Isku Soo Sharaxaan Xilka Musharaxnimada Xisbiga KULMIYE Ee Doorashada 2015

Haddii aad rabto inaad ra’yi dhiibato, fadlan ku qor halka ugu hoosaysa bogga adigoo isticmaalaya Facebook.

HALBEEGNEWS, Hargeysa

contact@halbeegnews.com


This post has been viewed 1114 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

12 Responses for “Codkaaga Dhiibo Muwaadin, Haddii Ay Musharaxnimada Xisbiga KULMIYE Ee Xilka Madaxtinimada Doorashada 2015 Ay U Tartamaan Afartani Hogaamiye Siilaanyo, Biixi, Yoonis Iyo Kaahin Yaad Codkaaga Siin Lahayd”

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

66 visitors online now
47 guests, 19 bots, 0 members
Max visitors today: 70 at 01:59 am UTC
This month: 136 at 09-07-2014 01:27 pm UTC
This year: 250 at 05-29-2014 09:50 pm UTC
All time: 625 at 10-21-2012 12:50 pm UTC
Onlined by Halbeegnews.com Copyright