Opinion Siilaanyo Borama wuxuu ka soo Xaday Wixii keli ahaa ee Awdal haysatay: waa Dareenkoodii iyo Dadnimadoodii

Siilaanyo Borama wuxuu ka soo Xaday Wixii keli ahaa ee Awdal haysatay: waa Dareenkoodii iyo Dadnimadoodii »

Reer Awdal maamul iyo maalba wuu ka xayuubiyay maamulka siilaanyo. Socdaalkiisii ujeedadiisu wuxuu ahaa inuu: -       Ka soo xado waxa qudha ee u hadhay oo ahaa dareenkooda aha diidmada caddalad darrada. -       Sii Kala qaybiyo...

May 18 2012 / No comment / Read More »
Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun: Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Boqortooyada Sacuudi Arabiya Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diraya Dr. Xuseen Cabdilaahi Muxumed Bulxan Geerida Walaashii Marxuumad Sahra Cabdilahi Muxumed Bulxan

Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun: Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Boqortooyada Sacuudi Arabiya Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diraya Dr. Xuseen Cabdilaahi Muxumed Bulxan Geerida Walaashii Marxuumad Sahra Cabdilahi Muxumed Bulxan »

Dhammaanba Ehelka iyo qaraabadda ku nool dalka Sacuudi Arabiya waxay Tacsi u dirayaan Dr. Xuseen Cabdilaahi Muxumed Bulxan geerida ku timid Walaashii Marxuumad Sahra Cabdilaahi Muxumed Bulxan oo dhawaan ku geeriyootay magaalada London, Anagoo kala...

May 18 2012 / No comment / Read More »
Shariifka Oo Meel Walba La Taagan Wax Somaliland La Yidhaahda Ma Jirto, Iyo Siilaanyo Oo U Baryootamaya Inuu La Kulma

Shariifka Oo Meel Walba La Taagan Wax Somaliland La Yidhaahda Ma Jirto, Iyo Siilaanyo Oo U Baryootamaya Inuu La Kulma »

Tan iyo intii uu dhacay kulankii lagu qabtay magaalada London ee 23 dii bishii labaad kaas oo ujeedadiisu ahaa in somaliya lagaga saaro kumeelgaadhka ayaa waxaa kamid ahaa qodobada laga soo saaray shirkaa qodobka lixaad...

May 16 2012 / No comment / Read More »
Tallo iyo Wanaag Ka Socota Boqorka Beesha Ayuub Sheekh Isaxaaq

Tallo iyo Wanaag Ka Socota Boqorka Beesha Ayuub Sheekh Isaxaaq »

Aniga oo ah boqorka beesha ayuub sh. Isaxaaq  waxaan aaad iyo aad uga xumahay dhacdadii shalay dhacday taaso dhamaan ummada reer Somaliland ay aad uga xumaadeen taasoo ahayd qoraal rabi meesha ay ka dhacdayna ahayd...

May 16 2012 / No comment / Read More »
Wasiirka Haysta Awoodaha Dheeraadka Ah Ee Xukuumadda Siilaanyo Waa Dheeraad

Wasiirka Haysta Awoodaha Dheeraadka Ah Ee Xukuumadda Siilaanyo Waa Dheeraad »

Waxaan dhamaan halkan ka salaamaya bahweynta reer Somaliland, waxaan kaloo ka cudurdaaranayaa ma jecli in aan qof shaqsi ah wax ka sheego, laakiin toosinta iyo hogotusaaleynta ayaan looga maarmayn in si cad wax laysugu sheego,...

May 15 2012 / No comment / Read More »
Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Hargeysa Waxaa Ka Masuul Ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Duur

Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Hargeysa Waxaa Ka Masuul Ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Duur »

Waxaan hambalyo u diraya shabakada no fududaysa inaanu xaalada wadanka ka jirta e xaqaaiqa ku salaysan nala soo socodsisa hadii aan u gundo rogto nuxurka faaladani salka ku hayso ama arimaha had iyo jeer igu...

May 15 2012 / No comment / Read More »
Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun: Tacsi Ku Socota Dr. Xuseen Cabdilaahi Muxumed Bulxan Oo Walaashii Geeriyootay Marxuumad Sahra Cabdilaahi Muxumed Bulxan

Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun: Tacsi Ku Socota Dr. Xuseen Cabdilaahi Muxumed Bulxan Oo Walaashii Geeriyootay Marxuumad Sahra Cabdilaahi Muxumed Bulxan »

INAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. 1) Cumar Axmad Xasan & Xaaskiisa 2) Cabdicaziz Jaamac Badawi & Xaaskiisa 3) Cabdixakiim Xaaji Siciid & Xaaskiisa 4) Maxamad Suudi & Xaaskiisa 5) Cabdiraxmaan Jaamac Badawi & Xaaskiisa...

May 15 2012 / No comment / Read More »
Taliyaha saldhiga dhexe ee berbera ma taliyihi ciidanka amnigaa mise waa looyarka badhasaabka gobolka Saaxil mise Bakhaar uu dadka ugu Xidhxidho Dadka badhasabka ayuu hayaa

Taliyaha saldhiga dhexe ee berbera ma taliyihi ciidanka amnigaa mise waa looyarka badhasaabka gobolka Saaxil mise Bakhaar uu dadka ugu Xidhxidho Dadka badhasabka ayuu hayaa »

Somalida ayaa waxa ay kayaaban waxay bodhan jirtay bCajiib imika waa markii ugu horaysay ee dambi muwaadin loo haysto uu dambi ooge ka noqdo taliye saldhig,,,,,,,tolow mee xeerilaaliyihii gobolka ee shaqadiisu ahayd oogista dambiyada muwaadiiinta,,,waa...

May 13 2012 / No comment / Read More »
Daahir Riyaalle Kaahin waxaa Asturayey Madaxweynanimadii Somaliland!.

Daahir Riyaalle Kaahin waxaa Asturayey Madaxweynanimadii Somaliland!. »

  Waxaad moodaa in Daahir Riyaalle Kaahin uu ku asturnaa Madaxweynanimadii  Somaliland,balse markuu  uu ka  degay kursigii  Madaxweynanimada,waxaa  soo baxay Dahir Riyalle Kale”. Daahir Riyaalle Kaahin  waa in uu fahmaa:- Daahir Riyaalle waa in uu...

May 13 2012 / No comment / Read More »
Xukuumadda Siilaanyo Oo Kheyraadkii Bedda Somaliland Ugu Deeqday Jibouti

Xukuumadda Siilaanyo Oo Kheyraadkii Bedda Somaliland Ugu Deeqday Jibouti »

Xukuumada siilanyo oo lagu xanto inay tahay xukuumad had iyo goor wada socon oo qolaba dhan u shaqaysa ayaa todobaad kii ugu dan beeyey si lama filaan ah oo aanay ka fiirsan dib u celisay...

May 12 2012 / No comment / Read More »
Sheeko iyo Shaahid: Baratan Suugaaneed – 2012  Tartankii 5aad

Sheeko iyo Shaahid: Baratan Suugaaneed – 2012 Tartankii 5aad »

Bandhig   Seeska Dhaqanka ee REDSEA-ONLINE (Redsea-Online Cultural Foundation) iyaga oo duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah inay ka qayb-qaataan wax kasta oo horumarinaaya taabbagelinta dhigista, fidinta hiddaha iyo suugaanta, xoojinta fanka iyo farshaxanka;...

May 12 2012 / No comment / Read More »
Reer Maraykan yaanu cadawgu idinka faa’iideesan idinka oo Maalintii qiimaha badnayd iyo xornimadeenii u dabaal dagaya.

Reer Maraykan yaanu cadawgu idinka faa’iideesan idinka oo Maalintii qiimaha badnayd iyo xornimadeenii u dabaal dagaya. »

Waxaan marka hore hambalyeenayaa Halbeegnews, mar labaad waxaan hambalyeenayaa dhamaan dadka reer Somaliland ee soo dhoweynaya sanad guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay ku dhawaaqistii waddanka Somaliland Republic. Waxaan beryahan arkayey doodu ku saabsan soo...

May 12 2012 / No comment / Read More »
Xeerka Ciqaabta ee Buur Madow Loo Cuskaday Waa kii Xukummaddi Siyaad Barre

Xeerka Ciqaabta ee Buur Madow Loo Cuskaday Waa kii Xukummaddi Siyaad Barre »

Qof kasta oo Muwadaadin Somaliland ahi waxaa damaanad qaaday xuquuqdiisa Dustoorka Qaranka. Qodobka 20aad Xubintiisa 3aad waxa uu leeyahay: Qodobada la xidhiidha xuquuqda iyo xorriyaadka aasaasiga ah waxa loo fasirayaa si waafaqsan bayaannada caalamiga ah...

May 9 2012 / No comment / Read More »
Waji Cusub, Siyaasad Cusub, iyo Madax Cusub Looga Maarmi Waa Xisbiga UCID

Waji Cusub, Siyaasad Cusub, iyo Madax Cusub Looga Maarmi Waa Xisbiga UCID »

xaqiiqo waxaa ah in ay tahay kalsoonidu hibo eebe bixiyo shakhsiyadu mar haday kalsooni ka qabto nafteedana wax walba oo wanaag ah oo ay jeclaato way samayn karta manta waxaan dib idiin yara xasuusinaya horaanti...

May 9 2012 / No comment / Read More »
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ku khal khalsan Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland!

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ku khal khalsan Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland! »

Soomalida ayaa ku maah maahda digo nin aan gelin ma guban! taas oo macno ahaan hadaynu is dultaagno tilmaan ka bixinaysa inay tahay meel lagu gubto meesha ugu kulul, hadynu waxyar dib ugu noqono soyaalka...

May 9 2012 / No comment / Read More »
21 Sano Ka Dib Riyadii Shacabka Somaliland Iyo Duruufaha Wakhtigan Ku Gadaaman .W/Q Fouad Abdisalam

21 Sano Ka Dib Riyadii Shacabka Somaliland Iyo Duruufaha Wakhtigan Ku Gadaaman .W/Q Fouad Abdisalam »

Waxaan Dhashey Wakhti Dowladii Maxamed Siyaad Barre Dalkii La Isku Odhan Jirey Somaliya Ay Ka Talineysey Wakhtigaas oo Somaliya Soo Martey Wajiyo Kala Duwan Se Ay Aheyd Wadan Dhisan Dhinac Walba Horumar Wanaagsana Sameeyey ,Wadanka...

May 4 2012 / No comment / Read More »
Ogaysiis:Waxaa Dhammaan Taageerayaasha Ururka Umadda ee U.K la Ogaysiinayaa ina la Qabandoono Xafladdi Ururka Umadda ee U.K

Ogaysiis:Waxaa Dhammaan Taageerayaasha Ururka Umadda ee U.K la Ogaysiinayaa ina la Qabandoono Xafladdi Ururka Umadda ee U.K »

Waxaa Dhammaan Taageerayaasha Ururka Ummadda ee U.K la Ogaysiinayaa ina la Qabandoono Xafladdi Ururka Umadda ee U.K Waxaannu ugu Baaqaynaa Dhamaan Taageerayaasha Ururka inay ka soo Qayb galaan Xafladaas. Xafladaaas  oo ay khadka isgaadhsiinta kaga...

May 3 2012 / No comment / Read More »
Dhubuq dhubuq hore dhabano haysad danbe ayay leedahay By Abdiaziz Mohamed Ahmed

Dhubuq dhubuq hore dhabano haysad danbe ayay leedahay By Abdiaziz Mohamed Ahmed »

Waxaa maanta wax lala yaabo ah in xukuumada silaanyo intay shalay xeerkii ahaa inaan Somalia shir ay leedahay  oo lagaga hadlaayo arimaha Somalia aan laga qaybgalin jabisay oo uu waliba madaxwayne silaanyo iyo wasiiradiisu ay...

May 3 2012 / No comment / Read More »
Jiirkaa Godka uu ku noolyahay Laba Af uga Maarmi waayey ee Dawladu Ma Awoodi Weyday inay dhisto Wadada Ina-Naxar ee Xaafada Sh.Muuse Ducaale!

Jiirkaa Godka uu ku noolyahay Laba Af uga Maarmi waayey ee Dawladu Ma Awoodi Weyday inay dhisto Wadada Ina-Naxar ee Xaafada Sh.Muuse Ducaale! »

Bal hadaba Waxaan Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ka codsanayaa waatan oo wadadan oo aad taqaanay horena aad usoo martay dawladii hoose wey samayn waayeen mana xasuusna ee bal Mudane Madaxweyne Laba goor noo soo mar markaas...

May 3 2012 / No comment / Read More »
Mar Hadaad Maqasho Car Juuq-dheh Ku Tumasho iyo Cabudhinta Xaqii Muwaadinka Miyaanay La Mid Ahayn Tii Aynu Ku Tuuray Cadaalad Darrada Ee Maxamed Siyaad Barre

Mar Hadaad Maqasho Car Juuq-dheh Ku Tumasho iyo Cabudhinta Xaqii Muwaadinka Miyaanay La Mid Ahayn Tii Aynu Ku Tuuray Cadaalad Darrada Ee Maxamed Siyaad Barre »

Waxaan slaamayaa dhamaan umada muslimka meel kastay jogaan waxa kale oo aan salamayaa umada jamhuuriyada somaliland. Haddaan u soo dadago mawduucayga waxa uu ku saabsan yahay runtii wax laga xumaado oo qaranimo iyo milgaha masuulka...

May 3 2012 / No comment / Read More »
Ogaysiis Ku Socda Jaaliyada Reer Awdal Ee Ku Dhaqan Britain Kulanka Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodi

Ogaysiis Ku Socda Jaaliyada Reer Awdal Ee Ku Dhaqan Britain Kulanka Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodi »

Taariikhdu maalinta ay tahay 07/05/2012, oo ku beegan Isniinta foodda innagu soo haysa, oo ah maalin Holiday ah, waxa nasiib wanaag Jaaliyadda reer Awdal ay ku kulmi doontaa magaalada London oo ay halkaa ku kala...

May 3 2012 / No comment / Read More »
Bushaaro Bushaaro Magaalada Bristol Oo Lagaaga Furay Xarun Lagugu Rakibayo Qallabka Kamaradaha CCTV Cameras

Bushaaro Bushaaro Magaalada Bristol Oo Lagaaga Furay Xarun Lagugu Rakibayo Qallabka Kamaradaha CCTV Cameras »

Fadlan Hadii Aaad ku Nooshahay Bristol Iyol Nawaaxigeeda Waxa La idinku Bushaaraynayaa In La idin Furay Xafiis Cusub Oo Qaabilsan Rakibida ama Xidhida  CCTV CAMERA oo Isticmaalaya Tignolajiyadii U danbaysey ee La soo Xidhiidh Hadii...

May 1 2012 / No comment / Read More »
Haayad Hore Ma Ka Soo Shaqaysay, Caqabadaha Dhalinyarada Ka Haysta Shaqo Helista Somaliland

Haayad Hore Ma Ka Soo Shaqaysay, Caqabadaha Dhalinyarada Ka Haysta Shaqo Helista Somaliland »

Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed siilaanyo oo muddo laba sanadooda xilka talada dalka haysay, ayaa ku guuladaraysatay inay jihayso boqolaal arday oo sanadkasta ka qalin jabiya Jaamacadaha dalka, kuwaas oo bilaa Camal...

May 1 2012 / No comment / Read More »
Dadku Waa Dadkaagii, Dalkuna Waa Dalkaagiiye Duurow Dib U Fadhiiso Qallinkii Yaxye

Dadku Waa Dadkaagii, Dalkuna Waa Dalkaagiiye Duurow Dib U Fadhiiso Qallinkii Yaxye »

Dhacdooyinkan ku cusub wadanka somaliland o runtii aad u layaab leh horena 20 kaas sano ee ay so jirtay aan looga arag ayaa igu kalifay inaan faalo ku bixiyo fikirkaygana ka soo dhiibto ,runti waxaynu...

May 1 2012 / No comment / Read More »
Guddida Subeer Awal Ee Qurbaha Waxay Hambalyo U Dirayaan Guddida Beesha Subeer Awal Ee Dhawaan Hargeysa Lagaga Dhawaaqay Ee Uu Suldaan Xasan Gadh-hayeenka u yahay

Guddida Subeer Awal Ee Qurbaha Waxay Hambalyo U Dirayaan Guddida Beesha Subeer Awal Ee Dhawaan Hargeysa Lagaga Dhawaaqay Ee Uu Suldaan Xasan Gadh-hayeenka u yahay »

Qurba jooga Beesha Subeer Awal ee ku dhaqan daafaha dunidu waxa hambalyo iyo bogaadin u gudbinyaan Guddida 17 xubnoobd ka kooban ee loo xilsaaray hawla beesha, ha noqoto mid dad, deegan, ama  mid dhaqan. Illaahayna...

May 1 2012 / No comment / Read More »
Wasiirka Wasaaradda Arimaha debeda oo si xun ula hadlay odayaal iyo xildhibaano Beeeshiisa kasoo Jeeda

Wasiirka Wasaaradda Arimaha debeda oo si xun ula hadlay odayaal iyo xildhibaano Beeeshiisa kasoo Jeeda »

Waxaa wiigii lasoo dhaafay kulan uu magaalada Hargeysa  ku dhexmaray Wasiir Maxamuud Xaashi iyo odayaal iyo xildhibaano beeshiisa ah, odayaasha oo in mudo ah daba socday sida ay Wasiirka Ku arki lahaayeen kuna adkaatay ayaa...

May 1 2012 / No comment / Read More »
Waxaan soo dhawynayaa Mushahar-Kordhinta Mareeyaha Dekeddu u Sameyey shaqaalihiisa

Waxaan soo dhawynayaa Mushahar-Kordhinta Mareeyaha Dekeddu u Sameyey shaqaalihiisa »

Waxa ah wax aad loogu farxo aha go’aanka aad iyo aad u qiimaha badan ee dhaxalgalka ah ee uu qaatay maareeyaha Dekedda Berbera Eng:Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor) isga latashaday xukamada Somaliland ee uu hogaamiyo Mudane...

May 1 2012 / No comment / Read More »
Qaladkii hore qaadanee Cadaaladaradan danbe maxaan ka yeelnaa? Qallinkii Farxaan Maxamed Jaamac

Qaladkii hore qaadanee Cadaaladaradan danbe maxaan ka yeelnaa? Qallinkii Farxaan Maxamed Jaamac »

Waxa mahad iska leh allaha inaga dhigay islaam waxaan iyana umahad celinayaa dhamaan shacbiwaynaha Somaliland Gudo iyo Dibad isku duuban oo meelna uga soo wada jeeda qadiyada iyo horumarka wadanka oo oo marxalado kaladuwan soomaray,waxakale...

April 30 2012 / No comment / Read More »
Shaqo la’aan musuq maasuq  iyo cadaaladaro balaadhan oo soo foodsaartay shacabka  reer Somaliland mudadii gaabnayid ee ay dawlada silanyo dalka ka talinaysay.

Shaqo la’aan musuq maasuq iyo cadaaladaro balaadhan oo soo foodsaartay shacabka reer Somaliland mudadii gaabnayid ee ay dawlada silanyo dalka ka talinaysay. »

Waxaa baryahanba shacab waynaha reer Somaliland soo foodsartay shaqo la’aan musuq maasuq iyo cadaaladaro balaadhan taas oo cirka isku shareertay intii ay dawalada uu madaxwayne silaanyo hogaamiyaa ay dalka qabsatay taas oo ay u raacdo...

April 28 2012 / No comment / Read More »
Muwaadin: 18 May Sidan Ma u Xusnaa ? By Fouad Abdisalam

Muwaadin: 18 May Sidan Ma u Xusnaa ? By Fouad Abdisalam »

 Salaamu Laahi Caleykum Dhamaan Shacabka Somaliland Salam Ka Dib , Ilaaheybaa Mahad oo Idil Iska Leh  Kaas oo Inaga Dhigey Umad Wanaaga Is Farta Xumahana Iska Reebta . Waxaan Maanta Qalinka u Qaatey Dareen Soo...

April 28 2012 / No comment / Read More »
today's top stories

Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Maraykan Oo Culays Kaga Imanaayey Wakiilka Siilaanyo Oo Haddana Saaka Hor Tagay Barxadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Maraykanka Washington Daawo Sawirada »

Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Maraykan Oo Culays Kaga Imanaayey Wakiilka Siilaanyo Oo Haddana Saaka Hor Tagay Barxadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Maraykanka Washington Daawo Sawirada

Washington Dc (Halbeegnews)– Jaaliyadda Somaliland ee dalka maraykanka ayaa saaka waabarigii hore waxay hor tageen xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka maraykanka halkaasi oo ay ku soo bandhigeen doonisooda ay ku doonayaan in dalkooda Somaliland oo maanta u dabaal degaayey 21-sanno guuradda ka soo wareegtay...

May 19 2012 / No comment / Read More »

Munaasabad Ay Ka Soo Qayb Galleen Madaxweyne Siilaanyo Madaxda Xisbiyada, Qoysaskooda iyo Qurbe-Joog Kooban Oo Ka Dhacday Madaxtooyada, Waa Loo Diiday Dadkii Ka Qayb Geli Jiray iyo Wacdarahii Ku Dhacay Fannaaniintii Qarranka Iyo Telefishankii Xukuumadda Oo Ku Fashilmay Inuu Madasha Gudbiyo »

Munaasabad Ay Ka Soo Qayb Galleen Madaxweyne Siilaanyo Madaxda Xisbiyada, Qoysaskooda iyo Qurbe-Joog Kooban Oo Ka Dhacday Madaxtooyada, Waa Loo Diiday Dadkii Ka Qayb Geli Jiray iyo Wacdarahii Ku Dhacay Fannaaniintii Qarranka Iyo Telefishankii Xukuumadda Oo Ku Fashilmay Inuu Madasha Gudbiyo

Hargeysa (Halbeegnews)– Munaasabad aan la mid ahayn kuwii sannadahii hore ka dhici jiray xarunta madaxtooyada ayaa caawa waxay ka dhacday gudaha xarunta Madaxtooyada Somaliland, munaasabadda waxaa markii ugu horaysay ka soo qayb gallay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Madaxweynahii hore Daahir Rayaale Kaahin, Madaxweyne...

May 18 2012 / No comment / Read More »

Kumanaankun Qof Oo Reer Saaxil Ah Iyo Masuuliyiintooda Oo Maanta U Dabaal Degay Sannad Guuradda 21 Sanno Guuradda 18 May Somaliland »

Kumanaankun Qof Oo Reer Saaxil Ah Iyo Masuuliyiintooda Oo Maanta U Dabaal Degay Sannad Guuradda 21 Sanno Guuradda 18 May Somaliland

Berbera (Halbeegnews)– kumanaan shacabka ku dhaqan magaalada Berbera iyo naawixiga gobolka saaxil iyo madaxda gobolkaasi ayaa maanta iskugu soo baxay fagaaraha beerta xorriyadda ee magaalada Berbera una dabaal degaayey maalinta madax banaanida qaranimada iyo jiritaanka Somaliland 18 May. HCTV ayaa ka diyaarisay barnaamijkani daawasho wacan...

May 18 2012 / No comment / Read More »

Daawo Video: Madaxweyne Siilaanyo Oo Hadal Ka Jeediyey Fagaaraha Beerta Xorriyadda Munaasabadda 18 May 21 Sanno Guuradda Madax Bannaanida Somaliland »

Daawo Video: Madaxweyne Siilaanyo Oo Hadal Ka Jeediyey Fagaaraha Beerta Xorriyadda Munaasabadda 18 May 21 Sanno Guuradda Madax Bannaanida Somaliland

Hargeysa (Halbeegnews)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shacabka magaalada Hargeysa ku dhaqan kala qayb gallay munaasabadda 21-sanno guuradda 18 May fagaaraha Beerta Xorriyadda ee caasimadda Hargeysa, Telefishanka Caalamiga ah ee HCTV ayaa warbixintani ka diyaariyey Daawasho wacan Halbeegnews, Hargeysa halbeegnet@gmail.com...

May 18 2012 / No comment / Read More »

Daawo Video: Musharaxa Ugu Cododka Badan Xisbiga Jamhuuriga Ee La Filayo Inuu La Tartamo Madaxweyne Obama Oo Maanta Taageero Ka Hellay Madaxweyne Bush-kii Weyna (Bush Senior) »

Daawo Video: Musharaxa Ugu Cododka Badan Xisbiga Jamhuuriga Ee La Filayo Inuu La Tartamo Madaxweyne Obama Oo Maanta Taageero Ka Hellay Madaxweyne Bush-kii Weyna (Bush Senior)

Austin Texas (Halbeegnews)– Musharaxa ugu cadcad isla markaana haysta ergooyinka ugu badan ee gobolada dalka maraykanka sida weyna loo filayo inuu noqdo Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee doorashada sannadkani 2012 ka dhici doonta dalka maraykanka Mitt Romney ayaa maanta wuxuu taageero ka hellay Madaxweyne George Herbt...

May 18 2012 / No comment / Read More »

Daawo Video: Madaxweyne Siilaanyo Oo Caawa Goor Dhawayd Muuqaal La Duubay Hambalyo U Diraya Qurbe Jooga Somaliland Munaasabadda 18 May Awgeed »

Daawo Video: Madaxweyne Siilaanyo Oo Caawa Goor Dhawayd Muuqaal La Duubay Hambalyo U Diraya Qurbe Jooga Somaliland Munaasabadda 18 May Awgeed

Hargeysa (Halbeegnews)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa goor dhawayd muuqaal Video ah oo laga duubay nuqul yar oo kooban oo naga soo gaadhay wuxuu Hambalyo iyo boogaadin u diraya qurbe jooga Somaliland munaasabadda 21-sanno guuradda 18 May maalinimadii qaranimada Somaliland. Muuqaalkani...

May 18 2012 / No comment / Read More »

Somaliland Society In Europe Congratulates The People Of Somaliland For The 21st Anniversary of Somaliland Independence Day »

Somaliland Society In Europe Congratulates The People Of Somaliland For The 21st Anniversary of Somaliland Independence Day

Somaliland: Celebrating Independence Celebrating 21 years of Achievement and Progressive Nation Building On the occasion of 18th May 2012 Somaliland Society in Europe (SSE) wants to extend its heart felt wishes to all the nationals of the Republic of Somaliland, both inside the country and...

May 17 2012 / No comment / Read More »

Sawirka Maanta: Hotelka Orientalka Caasimadda Hargeysa Sannadkii 1984-kii »

Sawirka Maanta: Hotelka Orientalka Caasimadda Hargeysa Sannadkii 1984-kii

Hargeysa (Halbeegnews)– Sida uu boggiisa Facebook ku shaaciyey mid ka mid ah muwaadiniinta reer Somaliland oo la yidhaahdo Cabdoo sawirkani waxaa la qaaday sannadkii 1984-kii kaasi oo laga qaaday hotelka Orientalka ee badhtamaha caasimadda Hargeysa iyo weliba jidka iyo muuqaalka wakhtigaasi siduu ahaa, Hotelka Orientalka...

May 17 2012 / No comment / Read More »

Warbaahinta Dalalka Reer Galbeedka, Maraykanka, Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka, Japan,Hindiya iyo Dalal Kale Oo Si Weyn Usoo Bandhigay Xukunkii Maxkamadda Militeryga Somaliland Ku Fulisay 17 Qof Layaabna Ku Keentay Dadkii Akhrisanaayey »

Warbaahinta Dalalka Reer Galbeedka, Maraykanka, Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka, Japan,Hindiya iyo Dalal Kale Oo Si Weyn Usoo Bandhigay Xukunkii Maxkamadda Militeryga Somaliland Ku Fulisay 17 Qof Layaabna Ku Keentay Dadkii Akhrisanaayey

London (Halbeegnews)– Wergeysyada ugu waaweyn ee ka soo baxa magaalooyinka London, Washington, Paris iyo Tokyo ayaa saaka markeliya waxay bogogooda hore ku soo bandhigeen qiso cajiib ku noqotay dadyawga dalalkaasi oo ahayd xukunkii ay maxkamadda Militeryga Somaliland ku fulisay in 17 Qof oo reer Somaliland...

May 17 2012 / No comment / Read More »

Urur Siyaasadeedka UMMADDA Oo Ku Eedeeyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Inay Si Khibrad Darro Iyo Masuuliyad La’aani Ka Muuqato U Maamushay Dhacdadii Beriga Caasimadda Hargeysa »

Urur Siyaasadeedka UMMADDA Oo Ku Eedeeyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Inay Si Khibrad Darro Iyo Masuuliyad La’aani Ka Muuqato U Maamushay Dhacdadii Beriga Caasimadda Hargeysa

Hargeysa (Halbeegnews)– Warsaxafadeed uu ku saxeexanyahay Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Urur siyaasadeedka UMMADDA Eng. Cabdirashiid Maxamuud Cali ayaa waxaa lagu dhaliilay qaabkii ay Xukuumadda Somaliland u maamushay dhacdadii dorraad ka qaraxday agagaarka Wershaddii kabista ee Beriga Caasimadda Hargeysa halkaasi oo ay iskaga hor yimaadeen...

May 17 2012 / No comment / Read More »

Shabakadda Caalamiga Ah Ee Halbeegnews Oo Shacabka Somaliland Ku Leh Kulu Caam Wa Antum Bikheyr, Sannad Guuradda 21-aad Ee Madax Banaanida Qaranimada iyo Jiritaanka Somaliland »

Shabakadda Caalamiga Ah Ee Halbeegnews Oo Shacabka Somaliland Ku Leh Kulu Caam Wa Antum Bikheyr, Sannad Guuradda 21-aad Ee Madax Banaanida Qaranimada iyo Jiritaanka Somaliland

Hargeysa (Halbeegnews)– Berri oo kale abaaro 10:00 barqanimo wakhtiga magaalada Geeska Afrika sannadkii 1991-kii ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ahna caasimadda labaad ee Somaliland waxaa lagaga dhawaaqay in Somaliland madax banaanideedii, qaranimadeedii iyo jiritaankeedii ay lumisay 1 July sannadkii 1960-kii. Muddo todobaadyo ah...

May 17 2012 / No comment / Read More »

Daawo Video: Siyaasi Cali Maxamed Warancadde Oo Ka Hadlay Xaaladda Beriga Caasimadda Hargeysa “Waa In Wax Walba Wada Tashi Iyo Wada-hadal Lagu Dhamaystira” »

Daawo Video: Siyaasi Cali Maxamed Warancadde Oo Ka Hadlay Xaaladda Beriga Caasimadda Hargeysa “Waa In Wax Walba Wada Tashi Iyo Wada-hadal Lagu Dhamaystira”

Hargeysa (Halbeegnews)– Siyaasiga caanka ah ee reer Somaliland Cali Maxamed Warancadde isla markaana musharaxa u ah tartanka doorashada madaxtooyada xisbiga UDUB ayaa maanta shir jaraa’id oo u ku qabtay caasimadda Hargeysa wuxuu soo jeediyey in la ddajiyo xaaladda kacsan ee beriga caasimadda Hargeysa. Mr. Warancadde...

May 17 2012 / No comment / Read More »

Dawladda Ingiriiska iyo Midawga Yurub Oo Cambaareeyey Xukunkii Dilka Ahaa Ee Maanta Lagu Fuliyey 17 Qof Oo Loo Xidhay Eedo Dagaal Hargeysa »

Dawladda Ingiriiska iyo Midawga Yurub Oo Cambaareeyey Xukunkii Dilka Ahaa Ee Maanta Lagu Fuliyey 17 Qof Oo Loo Xidhay Eedo Dagaal Hargeysa

London (Halbeegnews)– Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka ingiriiska ayaa dhaleecaysay xukun maanta maxkamad militery ay ku fulisay 17 qof oo lagu eedeeyey inay lug ku lahaayeen weeraro ay ku qaadeen ciidamadda Militeryga Somaliland. Safiirka dalka ingiriiska u fadhiya magaalada Addis Ababa Greg Dorey oo la...

May 17 2012 / No comment / Read More »

Toos U Daawo Shirkii Golaha Ammaanka Ee Maanta Lagaga Hadlaayey Arrimaha Soomaaliya Video Waxaa Lagu Soo Hadal Qaaday Somaliland »

Toos U Daawo Shirkii Golaha Ammaanka Ee Maanta Lagaga Hadlaayey Arrimaha Soomaaliya Video Waxaa Lagu Soo Hadal Qaaday Somaliland

Newyork (Halbeegnews)– Akhristayaasha iyo Daawadayaasha qiimaha mudan ee Halbeegnews waxaanu halkani idiinku soo gudbinayna kulankii maanta ee ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee Newyork ee golaha ammaanku ka yeesheen xaaladda dalka Soomaaliya Kulanka waxaa hadal ka jeediyey Madaxweynaha TFG-da Sheekh Shariif iyo Ergayga qaramada Midoobay...

May 16 2012 / No comment / Read More »

Toos U Daawo Shir Jaraa’id Madaxweynaha TFG-da Sheekh Shariif Oo Shir Jaraa’id Warbaahinta Kula Hadlaya Xarunta Qaramada Midoobay Newyork Wuxuu Ka Hadlay Somaliland »

Toos U Daawo Shir Jaraa’id Madaxweynaha TFG-da Sheekh Shariif Oo Shir Jaraa’id Warbaahinta Kula Hadlaya Xarunta Qaramada Midoobay Newyork Wuxuu Ka Hadlay Somaliland

Newyork (Halbeegnews)– Madaxweynaha Dawladda TFG-da Sheekh Shariif Sheekh Axmed Ayaa Gallabta ku qabtay shir jaraa’id xarunta Qaramada Midoobay ee Newyork ka dib kulan uu la yeeshay golaha ammaanka ee qaramada Midoobay. Toos noola daawada Shirka jaraa’id oo uu Shariifku ku jeedinayo Afka Soomaaliga Daawo  ...

May 16 2012 / No comment / Read More »

Xaaladda Caasimadda Hargeysa Oo Caawa Kacsan Iyo Beesha Beriga Hargeysa Oo Qoryaheedii La Soo Baxay »

Xaaladda Caasimadda Hargeysa Oo Caawa Kacsan Iyo Beesha Beriga Hargeysa Oo Qoryaheedii La Soo Baxay

Hargeysa (Halbeegnews)– Ka dib markii maanta Maxkamadda Militeryga ee ciidanka qarranka Somaliland ay soo saartay xukuno degdeg ah oo ay ku fulisay 28 qof oo ka soo jeeda Beesha Isaxaaq (Habaryoonis) ee Beriga Caasimadda Hargeysa dhalinyaro ka mid ah oo ay maxkamaddu sheegtay inay ka...

May 16 2012 / No comment / Read More »

Daawo Video: Maxkamadda Ciidamadda Somaliland Oo Maanta 28 Qof Oo Ka Mid Ahaa Kooxdii Weerarka Shallay Ku Soo Qaaday Ciidanka Qarranka Ku Xukuntay Xukun Dil iyo Xabsi Daa’in Ah »

Daawo Video: Maxkamadda Ciidamadda Somaliland Oo Maanta 28 Qof Oo Ka Mid Ahaa Kooxdii Weerarka Shallay Ku Soo Qaaday Ciidanka Qarranka Ku Xukuntay Xukun Dil iyo Xabsi Daa’in Ah

Hargeysa (Halbeegnews)– Maxkamadda ciidamadda Somaliland ayaa maanta fadhi ay yeelatay waxay ku xukuntay 28 Qof oo ka mid ahaa kooxo hubaysan oo shallay lagu soo qab-qabtay iska hor imaad dhex maray Ciidanka qarranka Somaliland xukuno iskugu jira Dil iyo Xabsi daa’in, Telefishanka HCTV ayaa waxaa...

May 16 2012 / No comment / Read More »

Daawo Video-berbera 150 araday oo dhamaystay barshada luuqadaha Englishka, Carabida iyo Computerka oo shahaadooyin la gudoonsiiya »

Daawo Video-berbera 150 araday oo dhamaystay barshada luuqadaha Englishka, Carabida iyo Computerka oo shahaadooyin la gudoonsiiya

Berbera(Halbeegnews.com)– 150 araday oo isugu jira gabdho iyo wiilal bartay luuqadaha Carabida,Ingiriisida iyo adeegsiga kombiyuutarka sidoo kale waxa iyaguna kamid ahaa ardaydaa qeybo kooban oo iyaguna bartay koorasyo kooban oo saxaafada ah waxaana xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay loogu qabtay ardaydaa hoolka jaamacad bada magalada berbera,...

May 16 2012 / No comment / Read More »

Tafatirahii Wergeyska Yool Maxamed Cabdi Curad Oo Maanta Ciidamadda Booliisku Garaacid iyo Xadhig Iskugu Darray, »

Tafatirahii Wergeyska Yool Maxamed Cabdi Curad Oo Maanta Ciidamadda Booliisku Garaacid iyo Xadhig Iskugu Darray,

Hargeysa (Halbeegnews)– Ciidamadda xarunta madaxtooyada ayaa maanta gelinkii danbe waxay weerar ku qaadeen Tafatiraha Wergeyska YOOL Maxamed Cabdi Curad oo wakhtiga ku sugna goob u dhaw gurigiisa oo ku yaalla Beriga Caasimadda Hargeysa halkaasi oo uu degenyahay. Wararka aanu hellayna waxay tibaaxayaan in ciidamaddani oo...

May 15 2012 / No comment / Read More »

Xaaladda Goobaha Dagaalku Ka Dhacay Oo Degen, Iyo Rasaas Laga Maqlayo Gooba Ka Durugsan »

Xaaladda Goobaha Dagaalku Ka Dhacay Oo Degen, Iyo Rasaas Laga Maqlayo Gooba Ka Durugsan

Hargeysa (Halbeegnews)–Ciidamadda Militeryga Somaliland oo adeegsanaya awood qayral macquul ah ayaa gallabta si xoog ah kula wareegay dhul ku yaalla dhinaca Berri ee caasimadda Hargeysa oo dagaal qadhaadh ku dhex maray duhurkii ciidamadda qarranka iyo dad shacab ah oo ka gadooday dhul la sheegay inay...

May 15 2012 / No comment / Read More »

Dagaal Qadhaadh Oo Hubka Noocyadiisa Kala Duwan La Isku Adeegsaday Oo Ka Dhacay Duleedka Berri Ee Caasimadda Hargeysa »

Dagaal Qadhaadh Oo Hubka Noocyadiisa Kala Duwan La Isku Adeegsaday Oo Ka Dhacay Duleedka Berri Ee Caasimadda Hargeysa

Hargeysa (Halbeegnews)– Dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo ay iskaga hor yimaadeen ciidanka Qarranka Somaliland iyo Kooxo shacab rayid ah oo u badan oo hub iyo qoryo la baxay ayaa maanta wuxuu ka dhacay dhacay duleedka Berri ee caasimadda Hargeysa oo ah...

May 15 2012 / No comment / Read More »

Xaalad Biyo La’aan Ah Oo Soo Food Saartay Dalka Jibouti, Ceelashii Biyaha Oo Wasakhoobay, Iyo Digniino Tilmaamaya In Jibouti Looga Haajirayo Biyo La’aan Iyo Maamulka Geelle Oo Somaliland Wada Hadal Kula Jira »

Xaalad Biyo La’aan Ah Oo Soo Food Saartay Dalka Jibouti, Ceelashii Biyaha Oo Wasakhoobay, Iyo Digniino Tilmaamaya In Jibouti Looga Haajirayo Biyo La’aan Iyo Maamulka Geelle Oo Somaliland Wada Hadal Kula Jira

Djibouti (Halbeegnews)– Xaaladd Biyo la’aan baahsan ayaa soo food saartay Jamhuuriyadda Jibouti iyadoo wararka naga soo gaadhaya gudaha Jibouti ay tibaaxayaan in xaafadaha qaarkood aanay habeeno Biyo helin, halka kuwa Biyaha hellaana ay 24-kii saacadood laba saacadood oo ka mid ah biyahu usoo dhacaan. Xogaha...

May 15 2012 / No comment / Read More »

Dawladda Canada Oo Ka Joojinaysa Dalka Ethiopia Deeqahii Lacageed Ee Ay Siin Jirtay Oo Ku Dhawa Boqolaal Malyuun Dollar »

Dawladda Canada Oo Ka Joojinaysa Dalka Ethiopia Deeqahii Lacageed Ee Ay Siin Jirtay Oo Ku Dhawa Boqolaal Malyuun Dollar

Ottowa (Halbeegnews)– Dawladda Conservative-ka dalka Canada ayaa ku dhawaaqday inay yaraynayso sannadkani deeqdii ay siin jirtay dalka Ethiopia oo dhanayd $176 malyuun oo dollarka maraykanka ah, taasi oo ka dhigaysay dalka Seddexaad ee Canada deeqaha lacagaha siiso marka laga yimaado dalalka Afghanistan iyo Hait. Wasiirka...

May 15 2012 / No comment / Read More »

Dhiilo colaadeed oo laga soo sheegayo Hawdka sare ee Gawlalaale iyo Balihaleelo. »

Dhiilo colaadeed oo laga soo sheegayo Hawdka sare ee Gawlalaale iyo Balihaleelo.

Hargeysa (Halbeegnews)–Waxaa laga dareemayaa dhiilo colaadeed oo hor leh jiidaha Gawlalaale  iyo Balihaleelo kadib markii ciidamo huwan ah oo ay hogaaminayaan nimanka beryanba caadaystay inay jaqaan dhiiga bulshaweynta kala duwan ee beesha Isaaq ee Ilaahay ku beeray degaanadaa  ee loo yaqaan Liyuu booliska oo huwan...

May 15 2012 / No comment / Read More »

Wefdi Ka Socda Dalka Turkiga Oo Maanta Ka Soo Tallaabay Xuduudka Somaliland iyo Djibouti Ee Lawyacado Oo Si Weyn Loo Soo Dhaweeyey Iyo Wefdigaasi Oo Ballan Qaaday Inay Saylac Magaalo Caalami Ah U Bedelayaan »

Wefdi Ka Socda Dalka Turkiga Oo Maanta Ka Soo Tallaabay Xuduudka Somaliland iyo Djibouti Ee Lawyacado Oo Si Weyn Loo Soo Dhaweeyey Iyo Wefdigaasi Oo Ballan Qaaday Inay Saylac Magaalo Caalami Ah U Bedelayaan

Saylac (Halbeegnews)– Wefdi balaadhan oo iskugu jira 16 qof oo ka socda Dawladda Turkiga, ganacsato, shariikado iyo weliba Tujaar waaweyn oo dalka Turkiga caan ka ah ayaa maanta ka soo tallaabay xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Djibouti magaalada Lawyacado. Wefdiga ka socda dalka Turkiga ayaa...

May 14 2012 / No comment / Read More »

Editorial

Washington Post Newspaper is Reporting the Gun Battle Clash In Hargeisa and the Decision made By the Somaliland Military Court »

Washington Post Newspaper is Reporting  the Gun Battle Clash In Hargeisa and the Decision made By the Somaliland Military CourtHargeysa (Washingtonpost)–A military court in Somalia’s breakaway region of Somaliland has sentenced 17 people to death for attacking a military base over a land dispute one day earlier, an official said Thursday. Dozens of angry...

May 17 2012 / No comment / Read More »

Weedhahii Xusuusta Mudna Mujaahid Dhegoweyne Shir Jaraa’id “Car Intuu Xilka Hayo Dalku Collaad Ha Baxo, Waar doorasho lama rabo oo caddaalad lama rabo oo dalkani inuu jiro lama rabo ee waxan aynu ka hadlaynaa waa meel soke »

Weedhahii Xusuusta Mudna Mujaahid Dhegoweyne Shir Jaraa’id “Car Intuu Xilka Hayo Dalku Collaad Ha Baxo, Waar doorasho lama rabo oo caddaalad lama rabo oo dalkani inuu jiro lama rabo ee waxan aynu ka hadlaynaa waa meel sokeHargeysa (Halbeegnews)– Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka UDHIS Mujaahid Ibraahim Xuseen Dhegoweyne ayaa shallay shir jaraa’id oo uu ku qabtay hotelka Xaraf ee caasimadda Hargeysa wuxuu ka jeediyey dhaliishii ugu weynayd ee uu abid u jeediyo Hogaamiye...

May 16 2012 / No comment / Read More »

Ma hadhooyinka Siyaasadda iyo Nabaradda aan bogsan. Qallinkii Cabdilaahi Cali Xasan John »

Ma hadhooyinka Siyaasadda iyo Nabaradda aan bogsan. Qallinkii Cabdilaahi Cali Xasan JohnWaxaad aad ula yaabaysaa habdhaqanka Siyaasigaa ee shaqsiyaad aad ummaddani u xitiraamtaa ay ku kacaan oo ah arimo laga xishooddo ama aan ku wanaagsanayn afka iyo garaadka aqooneed ee nin Siyaasi sheeganaaya oo ummadda kalsooni iyo...

May 16 2012 / No comment / Read More »

Qoyska Ilma Cabdilaahi Cigaal Oo Tacsi U Diraya Walaalkood Xuseen Cabdilaahi Muxumed Bulxan Geerida Ku Timid Walaashood Sahra Cabdilaahi Muxumed Bulxan »

Qoyska Ilma Cabdilaahi Cigaal Oo Tacsi U Diraya Walaalkood Xuseen Cabdilaahi Muxumed Bulxan Geerida Ku Timid Walaashood Sahra Cabdilaahi Muxumed BulxanInalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun Ilma Cabdilaahi Cigaal Yuusuf oo kala ah Ibraahim Cabdilaahi Cigaal iyo Caruurtiisa,  Xaliimo Cabdilaahi Cigaal, Shugri Cabdilaahi Cigaal, Maryan Cabdilaahi Cigaal, Cali Cabdilaahi Cigaal iyo caruurtiisa, Nuux Cabdilaahi Cigaal, Caasha...

May 15 2012 / No comment / Read More »

Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun: Tacsi Ku Socota Dr. Xuseen Cabdilahi Muxumed Bulxan Iyo Ilma Cabdiraxmaan Cali Baranbaro Geerida Marxuumad Sahra Cabdilaahi Muxumed Bulxan »

Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun: Tacsi Ku Socota Dr. Xuseen Cabdilahi Muxumed Bulxan Iyo Ilma Cabdiraxmaan Cali Baranbaro Geerida Marxuumad Sahra Cabdilaahi Muxumed Bulxan1.     Mohamed Behi Yonis 2.     Abdihakim Haji Saeed 3.     Abdi Abdilaahi Dayax Werer 4.     Siciid Ali muse 5.     Abdikarim Abdillaahi ciise 6.     Abdillaahi Omer Hassan Guiled 7.     Dr Mohamed Warsame 8.     Sheikh Yasin Mohamed 9.    ...

May 14 2012 / No comment / Read More »

Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun:Tacsi Ku Socota Dr. Xuseen Cabdilahi Muxumed Bulxan Geerida Ku Timid Walaashii Marxuumad Sahra Cabdilaahi Muxumed Bulxan »

Inalilahi Wa Ina Ilayhi Rajacuun:Tacsi Ku Socota Dr. Xuseen Cabdilahi Muxumed Bulxan Geerida Ku Timid Walaashii Marxuumad Sahra Cabdilaahi Muxumed BulxanAabo Cabdi Xasan Axmed,  Cismaan Cabdilaahi Cigaal, Xaliimo Cabdilaahi Cigal, Shugri Cabdilaahi Cigaal, Caasha Cabdilaahi Cigaal, Nuux Cabdilaahi Cigaal, Ibraahim Cabdilaahi Cigaal, Maryan Cabdilaahi Cigaal, Nimco Cabdilaahi Cigaal, Sitiin Cabdilaahi Cigaal, dhammaanba qoyska Ilma Cabdilaahi...

May 14 2012 / No comment / Read More »

“Baslaw Hooyo Kun Shilin Ayaan Haystaa” Qiso Dhab Ah Oo Ka Dhacday Gudaha Mid Ka Mid Ah Basaska Caasimadda Hargeysa Qallinkii C/fataax Yare »

“Baslaw Hooyo Kun Shilin Ayaan Haystaa” Qiso Dhab Ah Oo Ka Dhacday Gudaha Mid Ka Mid Ah Basaska Caasimadda Hargeysa Qallinkii C/fataax YareWaa goor casar dheere ah oo saacadu ku sii siqayso abaaro 3:40 galabnimo, waa wakhti la dareemayo roob tus ah oo cadceeda falaadhaheedu si toosa kaaga dhacayaan wadnaha, hadii aad inyar sii taagnaatana aad Is...

May 13 2012 / No comment / Read More »

Somaliland National TV Service Specific Groups By Dualle Farah »

Somaliland National TV Service Specific Groups By Dualle FarahSince the beginning of this year, I have been watched Somaliland National TV. It has very interesting programs. Some are talked Somaliland history, some are demonstrated the Somaliland culture and some are only served the...

May 13 2012 / No comment / Read More »

Codsi Bulsho Iyo Cafis Madaxweyne Ha Lagu Sii Daayo Xamarje, Xerta Kale Iyo Boqor Cismaan Buur Madaw »

Codsi Bulsho Iyo Cafis Madaxweyne Ha Lagu Sii Daayo Xamarje, Xerta Kale Iyo Boqor Cismaan Buur MadawTan iyo markii Xukumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo shacabka reer Somaliland hogaanka dalka u doorteen waxaa ka soo wareegtey laba sano iyo kow iyo toban bilood, hadaba madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland baahidda shacabka reer Somaliland u qabey...

May 12 2012 / No comment / Read More »

Daawo Video: Ogaysiis Xafladda 18 May Ee Magaalada Jeddah Ee Dalka Boqortooyada Sacuudi Arabia »

Daawo Video: Ogaysiis Xafladda 18 May Ee Magaalada Jeddah Ee Dalka Boqortooyada Sacuudi ArabiaJaaliyadda Somaliland ee dalka boqortooyada Sacuudi Arabiya ayaa u diyaar garoobaya dabaal degga munaasabadda 21-sanno guuradda 18 May ee ka soo wareegtay maalintii Somaliland ay xornimadeeda qaadatay, haddaba Daawasho Wacan Video Tube ka Ogaysiiska  ...

May 12 2012 / No comment / Read More »

DRC Vacancy Position: Area Manager Somaliland Wanted »

DRC Vacancy Position: Area Manager Somaliland WantedOVERALL OBJECTIVE The Area Manager is responsible for managing all activities within Somaliland. The Area Manager contributes to strategic planning and leads in the management of the operations in Somaliland. S/he is responsible for high...

May 10 2012 / No comment / Read More »

Job Vacancy Hargeisa Somaliland: Save The Children Consultant For Research on Resilience of households’ livelihoods to hazards in Somaliland »

Job Vacancy Hargeisa Somaliland: Save The Children Consultant For Research on Resilience of households’ livelihoods to hazards in SomalilandIntroduction Save the Children Somalia / Somaliland (SCISOM) is a non-governmental organization (NGO) whose mission is to fight for children’s rights and deliver immediate and lasting improvement to children’s lives worldwide. SCISOM has been operational...

May 10 2012 / No comment / Read More »

Vacancy Position: Final Program Evaluator – SEEDS Program Hargeisa, Somaliland »

Vacancy Position: Final Program Evaluator – SEEDS Program Hargeisa, SomalilandJob Description 1.  BACKGROUND AND CONTEXT School Environment and Education Development for Somalia (SEEDS) is a USAID funded Education Program that was initially designed for three years (from 30th September 2008 to 29th September 2011)....

May 10 2012 / No comment / Read More »

Ogaysiis Halbeegnews: Ku Socda Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Shaqo Doonka Ah, Halbeegnews Waxay Furi Doonta Bog Isku Xidhayaha Shaqo Doonaha Somalilanderka Ah iyo Shaqooyinka Bannaan »

Ogaysiis Halbeegnews: Ku Socda Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Shaqo Doonka Ah, Halbeegnews Waxay Furi Doonta Bog Isku Xidhayaha Shaqo Doonaha Somalilanderka Ah iyo Shaqooyinka BannaanHargeysa (Halbeegnews)– Waxaa u sharaf ah shabakadda caalamiga ah ee Halbeegnews inaanu dhawaan soo gudbin doono bog u gaar ah shaqooyinka ka bannaan haayadaha caalamiga ah, Ururadda arrimaha bulshadda, shariikadaha, iyo weliba shariikadaha kale ee...

May 10 2012 / No comment / Read More »

Maantana Dirray Maax Ka Dayayaan, Qallinkii Qoraaga Qallinkiisa Xiisaha Badanyahay Axmed Cali Sabayse »

Maantana Dirray Maax Ka Dayayaan, Qallinkii Qoraaga Qallinkiisa Xiisaha Badanyahay Axmed Cali SabayseWuxu yidhi ninkii gabyey: “Dar uu miriray maankiyo qalbigu Moharaddii nuurku Maandhow qur’aanbaan u marin magane waa yaabe Adoo miim macnaha uga waduu gidaar madax saaraaye Allaa maaligay muran ka keenaane.”   Muddo kow iyo...

May 9 2012 / No comment / Read More »

Barnaamijka Maaweelada iyo Garaad-koriska Carruurta Qoraalkii Xiisaha Badna Musa Dalmar »

Barnaamijka Maaweelada iyo Garaad-koriska Carruurta Qoraalkii Xiisaha Badna Musa DalmarBeri reerkayagu guur , haawiyee Guuryoo galbeed qabay, haawiye                      Maqal soo wad lay yidhi, haawiyee Soo yera  wadaanwaday, haawiyee Maqashii tiraa maqan, haawiyee Maroodi maroodi   Maroodi cadhoole Haddii col la sheego Cadaada ku...

May 9 2012 / No comment / Read More »

Waxan Filaya DagDagii Siyaasada Lixdankii inakaga Dhacay Ayuunbaynu Wali Dabada Hayna , ee Xaaladaha Degenaan Halagu Wado . »

Waxan Filaya DagDagii Siyaasada Lixdankii inakaga Dhacay  Ayuunbaynu Wali Dabada Hayna , ee Xaaladaha Degenaan Halagu Wado .Sida Taariikhdu ay qortay waxa Sanadadii Lixdameeyadi marki ay Somaliland la  midoobaysay Somalia waxa jiray dhaliilo badan oo an marka muuqan madama ay ka waynayd CAADIFAD Somali nimo oo umada haysay. Waxa ka mid aha...

May 9 2012 / No comment / Read More »

5 suaalood iyo 5 jawaabood, sheekh dirir ayaa ka jawaabaya dhagayso »

5 suaalood iyo 5 jawaabood, sheekh dirir ayaa ka jawaabaya dhagaysos/c ka faaiidayso shan suaalood iyo jawaabood oo sheekh dirir ka jawaabayo,5 suaalood iyo 5 jawaabood(part one) sheekh dirir halbeegnews, uk...

May 7 2012 / No comment / Read More »

Somaliland Institutional leadership crisis and the misuses of the institutional public budget. By Mohamoud Raage Ibrahim Farmer DG Somaliland Foreign Affairs »

Somaliland Institutional leadership crisis and the misuses of the institutional public budget. By Mohamoud Raage Ibrahim Farmer DG Somaliland Foreign Affairs“In the light of Somaliland foreign ministry, it surprised me when I found that The Somaliland Embassies in SWEDEN, NORWAY, PAKISTAN, ITALY HAS BEEN all CLOSED by the Minister, however their budget has been used...

May 6 2012 / No comment / Read More »

Waa Wareey Wasaaradda Caafimaadka Ha Loo Gurmado Qallinkii Faysal Faarax Xaashi (Eestaro) »

Waa Wareey Wasaaradda Caafimaadka Ha Loo Gurmado Qallinkii Faysal Faarax Xaashi (Eestaro)Lixdii bilooda hal mar waxaynu maqalaa maalmaha Caafimaadka caruurta Somaliland waa maalmo loogu talagalay in caruurta shanta sanadood kayar lagu gaadhsiiyo talaalka lixda cudur ee dilaaga ah, kiniinada gooryaanada caloosha iyo weliba kiniinada loo yaqaan...

May 4 2012 / No comment / Read More »

Dhawaaqa Ka Soo Baxay Guddida Diiwan-gelintu Waa Ciyigii Waa Ka Beryay »

Dhawaaqa Ka Soo Baxay Guddida Diiwan-gelintu Waa Ciyigii Waa Ka BeryayMudadii lagu dhawaaqay natiijada ururada waxaa haatan laga joogaa mudo laba todobaad iyo wax la jira gudiga diiwaan gelintu markaa ay ku dhawaaqayeen sifiican oo waadaxa umay cadayn urur walba sida uu ku dhacay iyo...

May 4 2012 / No comment / Read More »

Wasiir xirsi oo ishaaray in boqor cismaan buurmadow isaga u xidhanyahay! »

Wasiir xirsi oo ishaaray in boqor cismaan buurmadow isaga u xidhanyahay!Waxaa maanta waraysi uu la yeeshay HCTV wasiirka madaxtooyada xukuumada madaxweyne siilanyo xirsi cali xaaji xasan uu kaga hadlay waraysigaas oo uu ka qaaday weriye maxamed illig uu kaga waramay wax yaabo tiro badan oo...

May 3 2012 / No comment / Read More »

Ururrada Hadhay: Geeddu Xeer Ma Leedahay! Qallinkii Qoraaga Caanka Ah Maxamed Baashe Xaaji Xasan »

Ururrada Hadhay: Geeddu Xeer Ma Leedahay! Qallinkii Qoraaga Caanka Ah Maxamed Baashe Xaaji XasanQalinkii Maxamed Baashe X. Xasan rasheedbaashe@gmail.com “Ku-qabso ku qadi mayside! Cadyahow ama ku cunay ama ku ciideeyey” waa isirrada taban ee aan hore Somaliland siyaasaddeeda ugu badnayn ee ka soo kabbacaya hadallada iyo falaadyada isa...

May 1 2012 / No comment / Read More »

Wax ka baro siyaasadaha qarsoon ee majeerteeniya qaybta 1aad. »

Wax ka baro siyaasadaha qarsoon ee majeerteeniya qaybta 1aad.Soomalida ayaa tidhaah inan rag ama waa kugu maqan yahay ama waa kaa maqan yahay oo khayrkaa ayuu ku maqan yahay!  hadaba hadaan xoogaa sharaad ah ka bixiyo siyaasada majeerteen marka hore umad walba oo ilaahay meel ku abuuray shay ayuu...

May 1 2012 / No comment / Read More »

Drill for oil in Somalia? Why not, says Australian firm: Article Published By Christian Science Monitor »

Drill for oil in Somalia? Why not, says Australian firm: Article Published By Christian Science MonitorAustralia-based Jacka Resources plans to start oil exploration in Somaliland, a region of Somalia that declared itself independent in 1991. Nice work if you can get it. Let’s say it’s a country that is not...

May 1 2012 / No comment / Read More »

Qaladkii hore qaadanee Cadaaladaradan danbe maxaan ka yeelnaa? Qallinkii Farxaan Maxamed Jaamac »

Qaladkii hore qaadanee Cadaaladaradan danbe maxaan ka yeelnaa? Qallinkii Farxaan Maxamed JaamacWaxa mahad iska leh allaha inaga dhigay islaam waxaan iyana umahad celinayaa dhamaan shacbiwaynaha Somaliland Gudo iyo Dibad isku duuban oo meelna uga soo wada jeeda qadiyada iyo horumarka wadanka oo oo marxalado kaladuwan soomaray,waxakale...

Apr 30 2012 / No comment / Read More »

designed by Msamaron R Hassan